GUUGUULE IYO MAANTA

0
693

Baahida ugu weyn ee ay Somaliland maanta qabtaa, haddii ay halis gashana sababayaa waa Madaxweyne. Aniga tartanka xisbiyada waxa igala muhiimsan in dalku madaxweyne helo, sida madaxweyne cusub loo heli karaana waa doorashada oo la galo. Waar kumaa midhkaas igu diidan.