GUUGUULE IYO MAANTA

0
507

Hadraawi oo dhawr sannadood ka hor dhallinyarada la hadlayay ayaa yidhi  “Waxaan leeyahay ha ogalaanina inay wakhtigiina cid kale qaadato oo magaciina wax lagu doorto oo arin aan macno lahayn oo siyaasad la yidhaahdo laydiin adeegsado. Arintaasi waa ayaan darada ugu weyn. Wadanka kala qaybin ayaa jirta qoysas ayaa jira qabiil baa jira waxaas oo dhan ninka wayn ayaa wada nin waliba intiisii yarad ayuu meel ku ootay oo uu horfadhiyaa uu wax ku doonayaa, markaa laakiin wakhtiga uu wax ku doonayaa waa adiga iyo aayahaagii iyo mustaqbalkaagii.”