GUUGUULE IYO MAANTA

0
561

Ninkii Saylici laba nin oo garbihiisa ahaa ayaa ka baxay. Cali Xaamud iyo xildhibaankiisii Abubakar ayaa midna xilka laga qaaday midina uu Waddani iska xaadiriyay. Waagii Rayaale ayuu nin bedelay gabay Hadraawi lahaa, markaasuu yidhi:

Haddaad Udubaynta raacdo

Hadaad Kulmiyayso uurka,

Hadaad Ucidayso maanka

Ujeedo ka gaadhi maysid

Siyaasadi aabo ma leh.