GUUGUULE IYO MAANTA

0
501

Hadaladii Xaaji Axmed odhan jiray Rayaale ayaa qasnad madhan igu wareejiyay saleelo ayay ahayd, macaa qasnadii madhnayd ayaanu odaygu wareejinayn sannadkan. Markaas nimanka xisbiyada ee faanaya waxaan leeyahay adeer faankii Axmed ayaa socon waayee badda ayaanu macaanaynaynaa iska yareeya.