GUUGUULE IYO MAANTA

0
581

Madaxweynihii ayaa hudheelka ka soo baxay iyo shalay ayuu nin Carab ah salaamay warna maaha arrina maahee, waxaan anigu odhan lahaa madaxweynaha iyo dadkaba lugooyada halaga daayo. Dadkan kale ee odayga ku mashquulayana waxaan leeyahay waar aynu dalka u tudhno.