GUUGUULE IYO MAANTA

0
899

Horta 26 June waxaan sameeyaba anigu garan maayo. Miyaan Farxaa oo waa maalintaan xorriyada ka qaatay saancadaalihii mise hoos baan u mooyaa oo waa xorriyadaan maalmo ka dib iska lumiyay. Laakiin waxaan istaagayaa halkii Cigaal oo waa habeenkaan xor noqday.