GUUGUULE IYO MAANTA

0
514

22Muddo kordhinta bahashan la yidhaahdaa dalkeenii way dhaawacday. Waxaynu ognahay khasaarihii xidhiidhka dibadda ee inaga soo gaadhay muddo kordhintii loo sameeyay Xaaji Axmed. Bal maantana aynu goob joog u noqono khasaaraha labaad ee muddo kordhinta wakiiladu halka uu gundo dhigto.