GUUGUULE IYO MAANTA

0
599

Guddiyadan dadweyne ee sidii jaaliyadaha uu Madaxweynuhu inoo magacaabayo, Malaga yaabaa inay inaga dhigto Jamhuuriyadii guddiyada ee la sheegi jiray. Waar odayga weligeen kumaynaan maqal jaaliyad ayuu guddoomiye u ahaaye taloow siday wax yihiin mise qolo ururada xaafadaha Ingiriiska madax ka noqotay ayaa ina dhex roortay. Farriintaydu waa “Faraq baa u dhexeeya dawladnimada iyo ururada dadweynaha.”