GUUGUULE IYO MAANTA

0
570

Horta ninkii Sacad Cali Shire, wuxuu noqday wasiirka laga qaato xerada wasiirada ah ee 69-ka ah. Bal maanta noo sheega nin labaad oo soo labeeya Sacadkaas. Wuxuun  baan maqli jiray xeradayadu waa wada ul oo ul la qaato ma leh.