GUUGUULE IYO MAANTA

0
531

Anigu maanta wax kale idin odhan maayo,  keliya waxaan leeyahay dalkeenu doorasho inay qabsoonto ayuu u baahanyahay. Waar hooy doorasho waar hooy doorasho. Weliba doorasho xor iyo xalaal ah. Dalkeenu maanta halka uu marayo doorasho wanaagsan ayuun bay sumcadiisii ku soo noqonaysaa.