GUUGUULE IYO MAANTA

0
506

Horta anigu maalintii uu Axmed Siilaanyo yidhi musuqa ayaan la dagaalamayaa waxaan ku idhi “Madaxweyne; maxaa kaa lilaahi ah.”, Maantase ninkii Ina Muxumed Madar ee qunyar socodka ahaa waa kaas yidhi musuq 7 sannadood lala dagaalami waayay oo 7-dii bilood ee u dambeeyay lala dagaalamayo anigu waan iska casilay.