GUUGUULE IYO MAANTA

0
612

Abwaan Dalaayad ayaa Alle haw naxariiste laga hayaa

“Xaajigan daciifka ah intaad docadocaynayso

Diihaal gabowdaa fadhida damasha waaweyne”

Imika madaxweyne Siilaanyo hadduu musuqmaasuq la dagaalamayo oo uu baadhis samaynayo wuu garanayaa halka uu ka bilaabayo iyo goobaha ay joogaan dadka la tuhmayaa. Wixii kale waa macno kale.