GUUGUULE IYO MAANTA

0
745

Wasiir Maxamuud Xaashi wuxuu yidhi waxaanu samaynay qorshe qaran oo qarankani muu lahayn qorshe hore. Anigu waxba ku dari maayo hadalkaas wasiirka. Waxase aan idin idhi ma idinla tahay inaynu qaadano hadalkaas Ina Cali Waraabe oo dhaamka ka faa’iidaysano intaanay carruurtu inagaga madhan.