Warar GUUGUULE IYO MAANTA By Jamaal A. Yonis - April 19, 2017 0 888 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Alle haw naxariiste Mujaahid Axmed-jiiniyas wuxuu yidhi: Intay dhibidee hore Intay dhididay ee kale Intay dhaqan xumaatiyo Intay dhacantay maandeeq Midna kuma dhadhabayee Yay dhaliili doonaan Hadday dhama’do caawana?