GUUGUULE IYO MAANTA

0
530

Waxa aan fahmi waayey in uu Wasiir Sacad Xukuumadda hor socdo iyo in  uu daba socdo.

Ma waxa aan ogaa hadalkii uu ka yidhi kirada dekedda, ma runtii uu kaga raftay arrinta saldhigga, mise kan u dambeeyey ee uu ku qiray in mudaharaadka London ahaa xaq ay dadku leeyihin.