Nidaamkeenii dawladnimo Alle haw sahlo. Cid ka baqanaysa cid kale ma jirto. Qof waliba xafiiskii umadda loogu dhiibay wuxuu ka dhex shitaa heesta uu doono, awoodana sida uu doono ayuu ugu takri falaa. Intii kuwa xilalka umadda hayaa ay Xirsi ka baqanayeena dan bay ahayd. Madaxweynoow soo celi la xisaabtankii dawladnimo.