GUUGUULE IYO MAANTA

0
613

Yaa is lahaa Xaaji Axmed ayaa muddo kordhin loo samayn laba goor. Yaa islahaa wuxuu dhisi doonaa xukuumad ka tiro badan tii Rayaale ee uu hadh iyo habeen ku qaylin jiray. Yaa islahaa waxa lagu eedayn doonaa inay dalka xukumaan dad kale. Yaa islahaa wuxuu 7 sannadood ka war-wareegi doonaa inuu xilka ka qaado wasiir xaafadiisa ah. Bal idinkuna ku dara wixii aad haysaan.