GUUGUULE IYO MAANTA

0
673

22Qoladan Somaliya doorashadooda shalay waa halkii ay Somaliland maraysay 1997 ee Marxuum Cigaal lagu doortay. Teeda kale, aniga kii soo baxaaba awaa ii kii kale oo kolay Somaliland iyo Somaliya way is huranyihiin mar ay noqotaba.