GUUGUULE IYO MAANTA

0
791

1Horta muwaadin kastaa xaq ayuu u leeyahay inuu codeeyo oo uu xaqiisa helo. Laakiin madaxtooyadu haka digtoonaadu inaanu waqooyiguna inagu noqon kalshaale kale, xisbiyaduna yaanay arrintan ka dhigan gabood siyaasadeed ee laftoodu ha taxadiraan.