Guuguulaha Maanta

0
503

Qoladan wasaaradda duulistu malaha waxay kala garan la’dahay inay Somaliland tahay dal boqortooyo oo qoys ka taliyaan sida dawladda Kuwayt oo kale iyo inay tahay dal dimuqraadi ah oo la isla xisaabtami karo. Sababtuna waxa weeye lacagta madaarada lagu dhiso waxa la siiyaa uun hal nin oo qoyska la sii qoys ah.