Ergayga Turkiga Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya iyo Ergayga Geeska Afrika Ee Sweden Oo Socdaal Wada Jir Ah Ku Yimi Hargeysa

0
801

Hargeysa(Geeska)-Diblomaasiyiin ka kala socota dawladaha Turkiga iyo Sweden ayaa socdaal maalin qaatay ku yimid magaalada Hargeysa. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here