Heyada Alla Maktuum waa heyad kheyriya oo caalamiya. Xafiiska guud ee hayada wuxuu ku yaala Dowlada isku tagga imaaraadka carbta Dubai. Heyada waxaa aasaasey Sh/ xamdaan binu Raashid Alla- maktuum oo ah ku xigeenka xaakimka Dubey iyo wasiirka maaliyada dowlada imaaraadka carabta.
Heyadu waxa ay ku leedahay 22 xafiis Qaarada Afrika. Waxay maamushaa 40 iskuul oo sare iyo laba kuliyadood oo jaamacado ah intaa waxa U dheer dadaalada kala duwan ee dhanka gargaarka dadka baahaan xagga caafimaadka iyo xaaladaha deg deg ah sida abaaraha. Heyadu waxay xarumo laga barto islaamka ku leedahay Ireland , mexico, Australia .
Heyadu waxay gudataa howlaheeda dhamman Daafaha caalamka iyada oon kala saarin dadka ku dhaqan somaliland hayb , diin iyo aqoon:-
Xafiiska hay’adda Alla Maktuum ee Somaliland wuxuu u mahadcelinayaa guud ahaan shacabka Somaliland, waxaanu si gaar ah ugu mahadnaqayaa wasiirada waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aden iyo wasiirka qorshaynta Dr. Sacad cali Shire, oo ah laba wasaaradood oo ay hay’adda wada shaqayn leeyihiin.
Doorka waxbarashada
Waxabarashada:-
Heyada waxay ka bilowday Hawlaheeda waxbaraho Somaliland2002 – 2003 Xiligaas oo ayin fadhiisteen ardaydii uga horaysay imtixaanka shahaadiga ee wadanka suudaan .
Tirakoobka ardeyda
Heyadu waxa sameysey tirakoob ku saabsan ardeyda wax ka barata jaamcadaha caalamka iyo dalkaba waxaa ka mid ah ardeydaa 80 dhameystey shahaadada mastarka
Waxaa intas dheer in ardayga Dr:Guuleed C/kariim Ka dhigtay dalka Canada Shahada Degree ,master iyo PhD oo ku takhususay X-ray (dufcadii 2003) .
Jadwalkan ayaa mujinaya tirakoobka arday.
Sanad ducsiyeedka |
Form one |
Form two |
Form three |
Total |
|||
Inamo |
Hablo |
Inamo |
Hablo |
Inamo |
Hablo |
||
2002/2003 |
96 |
53 |
56 |
32 |
84 |
49 |
370 |
2003/2004 |
106 |
53 |
104 |
61 |
102 |
27 |
453 |
2004/2005 |
109 |
62 |
129 |
55 |
141 |
24 |
520 |
2005/2006 |
99 |
59 |
127 |
57 |
117 |
65 |
524 |
2006/2007 |
118 |
70 |
99 |
54 |
132 |
60 |
533 |
2007/2008 |
113 |
51 |
119 |
72 |
113 |
57 |
525 |
2008/2009 |
155 |
144 |
111 |
48 |
129 |
81 |
668 |
2009/2010 |
191 |
101 |
216 |
130 |
123 |
48 |
809 |
2010/2011 |
145 |
66 |
180 |
94 |
208 |
115 |
808 |
2011/2012 |
142 |
55 |
135 |
60 |
175 |
84 |
655 |
2012/2013 |
70 |
60 |
130 |
53 |
111 |
62 |
486 |
2013/2014 |
58 |
50 |
59 |
55 |
104 |
50 |
376
|
Fiiro gaara 850 oo ardey ayaa dhameystey waxabarashadoodii waddanka suudaan 2013 waxay haydu u direy waxbarasho 25 arday gaar ahaan waddanka suudaan.
Hayadu waxay qabata howlo kala duwan
Sida:-
Tartan ciyaareed.
Qalabeynta iskuulada dalka.
Casriyeynta manhajka iskuulka.
Tartanada ciyaaraha: heyada waxay u qabataa arday iskuulka xamdaan tartan ciyaaro kala caladwan si ay u dhiirigaliso dhalinyarada u dhisto jidh ahaan iyo caqli ahaanba. Heyada waxay qalab iskuul ugu deeqday iskuulada ku yaala magaalada Hargeisa sida iskuulka dayib gurey, guryo samo iyo madarsada khaadiri waxaana goobjoog aheyd wasiirada waxabarashada sidoo kale hayadu waxey taageertey carrur agoon ah gaar ahaan dhanka waxbarashada .
Waxay waxbarasho ka bixisay arday Jaamacadeed. Sida kale ururka Gaafo ayaa iskuulka heyada ugu deeqey lab chemistry ah. Heyada iyada oo kaashanaysa haayada gaafo waxay deeq koorasyo mudo gaaban ah siisay arday ka baxday iskuulka xamdaan oo dhigata jaamacada hargiesa gaar ahaan dhinaca maamulka iyo xisaabaadka .
Shaxdan Hoose Waxay Mujinaysaa Tirakoobka Guud ee Ardayda Dusiga sare Ee Xamdaan:
NO |
Faahfaahin |
Tirada Ardayda |
1 |
Inamada iyo hablaha u fadhiistay Imtixaanka Dugsiga sare ee Sudan |
2269 Arday-Inamo iyo hablo |
2 |
Ardayda heshay shahaadada dugsiga sare ee ka mid ah tirade Sare ku xusan |
1948 Arday-Inamo iyo hablo |
3 |
Celceliska aradayda gudubtay Inamo iyo hablo Mudo dhan koob iyo toban sano |
86.5% |
4 |
Celceliska Tirada hablaha ee Mudada koob iyo Tobanka sano ah |
31.9 % |
5 |
Tirada arday ee Galay Jamacadaha Sudan iyo Jamacadaha kale Mudada koob iyo tobanka sano ah |
1500 Arday-Inamo iyo hablo |
6 |
Intooda badan Ardayda sanadada 2003 -2007 waxay dhameeyan waxbarashadoda heer Jaamcadeed dib ayeyna Ugu soo Noqdeen si ay uga qayb qaataan horumarka wadankooda |
Shaxdan waxay Muujinaysaa tirakoobka ardaydka ka qalin jabisay jamaaacadaha kula duwan ee dalka sudan :
Kuliyadda Caafimaadka iyo cilmiga dawooyinka |
Kuliyadda Engeerinka Iyo Computerka |
Kuliyadda Maamulka iyo dhaqaalaha |
Kuliyaddaha kale |
300 |
300 |
250 |
650 |
Faahfahin ku saabsan Shaxda kore :In kabana 1500 oo arday oo iskugu jira inamo iyo hablo ayaa dhamaystay waxbarashadooda jaamacadeed Ama wali dhigta