Isku shaandhayntii uu dhowaan madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ku sameeyey xukuumadda, masuuliyiinta cusub ee uu golihiisa wasiirrada ku soo daray waxaa ka mid ahaa, Dr. Cumar Shucayb Maxamed oo uu u magacaabay wasiirka wasaaradda ganacsiga ee jamhuuriyadda Somaliland.
Haddaba annaga oo ah dhakhaatiirta, hal-doorka iyo aqoonyahanka kale ee hoos ku magacaaban waxa aanu hambalyo u diraynaa wasiirka cusub oo aanu ku kalsoonnahay in uu leeyahay aqoonta, waayo-aragnimada iyo kartida uu ku gudan karayo waajibka qaran ee uu madaxweynuhu u igmaday.
Dr. Cali Murtaza
Dr. Idiris Nuur Maxamed
Dr. Xuseen Ismaaciil
Dr. Axmed Maxamed Dirir
Dr. Cabdi Cali Cabdillaahi
Dr, Axmed Saleebaan Shiine
Dr. Jaamac Maxamed Axmed
Dr. Cabdi Cabdillaahi.
En. Cabdi Khayre Ibraahim
Eng. Saleebaan Cali
Mudane Maxamed Biix
Professor Xasan aw Cali
Mudane Axmed Nuur Maxamuud
Marwo Faysa Yuusuf
Marwo Sahra Xuseen
Marwo Hodan Maxamuud
Marwo XamdaNuux
Iyo Marwo Ayaan Yuusuf
Dhammaantayo waxa aanu hambalyo u diraynaa wasiirkan cusub Dr. Cumar Shucayb Maxamed waxa aananu Alle uga baryeynaa in uu u fududeeyo xilka miisaanka leh ee uu qaranka u qaaday. Aaamiin