Degmada Gumburaha Oo Loo Magacaabay Guddoomiye Iyo Xoghaye

0
657

Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ayaa magacaabay guddoomiyaha iyo xoghayaha degmada Gumburaha ee gobalka Hawd.

1

Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu wasiirku shalay soo saaray waxa guddoomiyaha degmada Gumburaha loo magacaabay Cabdi Aadan Cilmi, iyadoo xoghayaha degmada loo magacaabay Cabdirashiid Caydiid Muxumed.

Wasiirku, wuxuu guddoomiyaha gobalka Hawd faray inuu xilka ku wareejiyo maamulka cusub ee uu u magacaabay degmadaas islamarkaana uu ku hawlgeliyo