Dalalkii Beesha caalamka ee bayaanka soo saaray oo si gooni-gooni ah u baahiyay war-murtiyeedkoodii

0
1071

 

Hargeysa(Geeska)-Dalalka Beesha caalamka ee taageera doorashooyinka iyo nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa ka sokow qoraalkii ay soo saareen toddobaadkii hore, waxa ay u muuqdaan inay culays saarayaan inay doorashooyinka baarlamaanka iyo deegaanku qabsoomaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here