Ninkii Saylici toddobadaas sannadood maanta ayuu far qaadayee bal aynu eegno wuxuu Dubai ka keeno.
Ama wuxuu noqon nin keena heshiis u cuntama umadda reer Somaliland ama wuxuu noqon doonaa nin ay naanaysi ka soo raacdo dalkaas Carbeed.