“Somaliland Si Fudud Uma Tuuri Doonaan Nidaamka Dimoqraadiyada” : Aly Verjee

0
4050

 

Hargeysa (Geeska/TheNational)- “Shacabka reer Somaliland si fudud uma tuuri doonaan nidaamka Dimoqraadiyadda, maadama ay caado u noqotay ka qeybqaadashadeeda, inkastoo hab qabiil iyo israaca dadku kaalin ku leedahay dadka soo baxa,” sidaa waxa lagu sheegay maqaal uu doorashadii Deegaamada Somaliland ka qoray Aly Verjee, baadhe machadka Rift Valley, Kenya, oo goob-jooge ahaa doorashooyinkii Somaliland ee 2005, 2010 iyo 2012