Wasiirka Ciyaaraha Oo Kala Diray Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud

0
9

 

 

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdirisaaq Waaberi Rooble ayaa kala diray masuuliyiinta Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud, isaga oo sidoo kalena magacaabay masuuliyiin cusub kuwaas oo si Ku-meel-gaadh ah u hogaamin doona.Wareegtooyin ka soo baxay xasiifka Wasiirka wasaarada kuwaas oo ukala dhignaa kara dirida Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland iyo sidoo kale magacaabida masuuliyiinta ku-meel-gaadhka ah ayaa u dhignaa sidan:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here