Wasiir Sacad Oo Ka Hadlay Goorta La Bilaabayo Dekedii Cusbayd, Jidka Berbera Iyo Wajaale Iyo Wakiilada Dibadda Ee La Isku Bedelay

24
253

Hargeysa (Geeska)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay ib bisha Oktoobar ee sannadkan la bilaabayo dekedii cusbayd ee ay DP world heshiiska ay Somaliland la gashay ku sheegtay inay dhisayso.

Wasiirka Khaarajiga Somaliland Dr. Sacad oo uu waraysi gaar ah la yeeshay wargeyska Geeska Afrika, waxa kale oo uu ka hadlay halka uu ku dambeeyay jidka isku xidhaya Berbera iyo Wajaale, wakiilada Somaliland ee madaxweynuhu isku bedelay.

Waraysiga uu Geeska Afrika la yeeshay Wasiir Sacad Cali Shire, wuxuu u dhacay sidan:

Mashruucii Berbera Corridor, ee ahaa hirgalinta Waddo isku xidha Berbera iyo Wajaale, oo ku jirtay labadii heshiis ee Dekadda iyo Saldhigaba, ilaa hadda lama bilaabin, maxa sababay in ilaa hadda la bilaabin?

Mashruucaasi ah waddadii isku xidhaysay Berbera iyo Wajaale wuu socdaa, Shirkad baa qandaraas lagu siiyey inay iyadu xog ururin sameeyso, xogtii wey ururisay, waxay ku jirtaa wali qaabayntii, marka ay qaabayntu dhammaatana  qandaraas baa la bixinayaa, markaas kadib ayaa la bilaabi doonaa.

Ilaa hadda Dekaddii Berbera ee cusbayd ee heshiiska Somaliland iyo iyo DP world ku jirtay in la sameeyo ilaa hadda lama bilaabin, maxa hor taagan?

Insha allaahu bisha Octobar ayaa la bilaabi doona Dekadda cusub,  sidaas ayaana uu qorshuhu yahay

Saldhigii Milatari ee Imaaradka hawshiisi ka waran?

Dhimsihii Saldhigu wuu socdaa, kolay muddana wuu qaadanayaa.

Sidee ayaad u aragtaa Wakiilada uu Madaxweynuhu u magacaabay iyo Wakiilka Somaliland ee Imaraadka ee Kenya loo bedelay?

Isku bedelida ama bedelaada xilalka dawladda iyo Safiiraddaba, waa dhaqan Caalamka oo dhan ka jira,sida caadiga ahna haddii Safiir dal joogay, dal kale Safiir looga dhigo waa caadi, runtii hadba halka loo wareejiyo ayey waajibaadkoodii shaqo ka qabsanayaan.

Baashe Cawil, oo ahaa wakiilka Somalilland ee UAE waa tan Kenya loo bedelay, bedelkiisu ma kula tahay inuu saamayn ku yeelan karo xidhiidhka labada dal?

Xidhiidhka Somaliland iyo Imaraadku waa mid la dhexeeya laba Wadan, maaha mid ashkhaas  ka dhexeeya, labadii Wadana wey jiraan, waligiina Baashe muu ahayn qofka kaliya ee inoo jooga Imaraadka, bedelkiisuna kuma xidhna xidhiidhka labada dal.Wakiiladu wey is bedelaan, balse Wadamadu isma bedelaan, danahooduna isma bedelaan.

Sidee ayaad u aragtaa inuu Madaxweynuhu gacanta dawladda dib ugu soo celiyo Haamihii Shidaalka iyo amaanka Madaarka?

Sida aan filayo arinkaas dadku wey soo wada dhaweeyeen, Madaxweynuhu isaga ayaa dalka ka madaxweyne ah, isaga ayaa hogaanka dalka u haya, wixii uu garto inay gacanta Dawladda dib ugu soo noqdaan, wey ku soo noqon doonaan insha allaaha.

Mar haddii is bedel siyaasadeed ku soo kordhay Wadamada Geeska Afrika,maxa iska bedelay xidhiidhkii Somaliland ee Wadamada Jaarka?

Inagu xidhiidh wanaagsan baynu la leenahay Dalalka jaarka oo dhan, marka laga reebo Somaliya, Dalalka Jabuubti, Itoobiya, Kenya iyo Yugandhaba xidhiidh wanaagsan baa inaga dhexeeya, inagu Geeska ayeynu ku naala, wax kasta oo ka dhacana inaga sameeyn bay inagu leeyihiin, haddii is bedel wanaagsani ka yimaadana wanaagaas wax baa inaga soo gaadhaya, haddii is bedel xumi ka dhacana dhib baa inaga soo gaadhaysa, markaas is bedelka ku saleeysan nabad ku wada noolashaha iyo iskaashiga dhaqaalaha, waa mid aynu soo dhaweeynayo inagu.

Maxa is bedelay xidhiidhka Somaliland iyo Beesha Caalamka?

Somaliland waa wadan ka jira Geeska Afrika, oo Dawlad leh, oo Calan leh, Taariikh leh, dhibaatooyinkii dalkeena ka dhacayna waa qaabkii aynu u maaraynay waa qaab aynu ku kasbanay amaan iyo magac, Caalamkuna wada og yahay,runtiina Caalamka xidhiidh aad u fiican baa inaga dhexeeya,

Maamul Goboleedka Puntland waxay saldhig siiyeen Caare oo ka mid ahaa Ciidamada Somaliland sidee ayaad u aragtaa?

Caare waa nin reer Somaliland ah, jabhadnimada, dagaalka, cunfiga iyo colaadu ma wanaagsana inay dadka sii kala fogeeyaan mooye, wax laga dheefayaa ma jiraan, ee caqliga saliimka ahi wuxuu ku siinaya wixii cabasho ah ee aad qabto inaad si saliima aad u doonto, ee caqliga salaamka ahi inaad qori iyo dhib ku doonto ku siin maayo, colaad iyo qorina waxba laguma faa’iido, ee Caare waxaan leeyahay dadkaaga u naxariiso, jabhaydanta iyo colaadana waxaa wanaagsan in laga waantoobo.

 

24 COMMENTS

  1. you’re actually a excellent webmaster. The website loading speed is amazing. It sort of feels that you’re doing any distinctive trick. Moreover, The contents are masterpiece. you have performed a magnificent task on this matter!

  2. I will products this analyze to Two versions of individuals: latest Zune home owners who are looking at an update, and us citizens making an attempt in direction of make a decision in between a Zune and an iPod. (There are other avid gamers value taking into consideration out there, which includes the Sony Walkman X, yet I hope this delivers by yourself more than enough details in direction of generate an informed choice of the Zune vs gamers other than the iPod line as very well.)

  3. It’s my belief that mesothelioma is most dangerous cancer. It has unusual qualities. The more I actually look at it the greater I am sure it does not behave like a true solid cells cancer. When mesothelioma can be a rogue viral infection, in that case there is the possibility of developing a vaccine as well as offering vaccination to asbestos exposed people who are open to high risk regarding developing foreseeable future asbestos relevant malignancies. Thanks for expressing your ideas about this important ailment.

  4. I’m extremely impressed with your writing skills as well as with the layout on your blog. Is this a paid theme or did you customize it yourself? Anyway keep up the excellent quality writing, it is rare to see a nice blog like this one nowadays..

  5. If you are nevertheless on the fence: seize your favorite earphones, thoughts down to a Suitable Buy and request to plug them into a Zune then an iPod and view which one particular appears greater to oneself, and which interface will make yourself smile further more. Then you can comprehend which is directly for oneself.

  6. I have figured out some new elements from your web-site about computer systems. Another thing I’ve always presumed is that laptop computers have become an item that each residence must have for some reasons. They supply you with convenient ways to organize homes, pay bills, go shopping, study, tune in to music and perhaps watch shows. An innovative approach to complete all of these tasks has been a mobile computer. These personal computers are portable ones, small, strong and portable.

  7. Involving me and my partner we’ve owned more MP3 gamers earlier mentioned the several years than I can depend, such as Sansas, iRivers, iPods (classic & touch), the Ibiza Rhapsody, etc. But, the previous couple of many years I’ve fixed down towards a person line of gamers. Why? For the reason that I was joyful towards examine how well-designed and exciting in direction of employ the service of the underappreciated (and extensively mocked) Zunes are.

  8. I have seen plenty of useful issues on your site about pcs. However, I’ve the view that laptops are still not nearly powerful enough to be a wise decision if you typically do tasks that require plenty of power, just like video editing and enhancing. But for world wide web surfing, microsoft word processing, and most other popular computer functions they are all right, provided you do not mind the small screen size. Appreciate sharing your notions.

  9. Hey very cool web site!! Man .. Excellent .. Amazing .. I’ll bookmark your website and take the feeds also¡KI’m happy to find so many useful info here within the submit, we need work out more strategies in this regard, thanks for sharing. . . . . .

  10. fantastic issues altogether, you just received a logo new reader. What could you suggest in regards to your put up that you made some days ago? Any certain?

  11. Great ¡V I should certainly pronounce, impressed with your web site. I had no trouble navigating through all the tabs as well as related info ended up being truly simple to do to access. I recently found what I hoped for before you know it in the least. Reasonably unusual. Is likely to appreciate it for those who add forums or something, web site theme . a tones way for your customer to communicate. Nice task..

  12. Apple already incorporates Rhapsody as an app, which is a Terrific begin, yet it is at the moment hampered by the incapacity toward retail store domestically on your iPod, and incorporates a dismal 64kbps little bit value. If this variations, then it will rather negate this convenience for the Zune, nonetheless the 10 music for every thirty day period will nevertheless be a massive in addition inside Zune Pass’ favor.

  13. You really make it seem really easy along with your presentation however I to find this matter to be actually something that I believe I’d never understand. It sort of feels too complicated and very broad for me. I am having a look ahead on your next publish, I will try to get the hold of it!

  14. hello!,I like your writing so a lot! proportion we be in contact more about your article on AOL? I need an expert in this area to solve my problem. Maybe that’s you! Having a look forward to peer you.

  15. I’ll tools this review in direction of 2 products of people: present Zune property owners who are considering an update, and people making an attempt in direction of determine between a Zune and an iPod. (There are other avid gamers significance thinking about out there, which include the Sony Walkman X, yet I count on this features yourself plenty of facts to produce an knowledgeable conclusion of the Zune vs players other than the iPod line as effectively.)

  16. This is turning out to be a bit much more subjective, still I a great deal favor the Zune Current market. The interface is colourful, incorporates added aptitude, and some neat characteristics which include ‘Mixview’ that enable your self out of the blue check out related albums, new music, or other users related to what you might be listening in direction of. Clicking upon one of all those will centre on that product, and another set of “neighbors” will come into view, making it possible for by yourself to navigate about looking into via comparable artists, audio, or people. Conversing of people, the Zune “Social” is too great pleasurable, allowing for by yourself come across other individuals with shared choices and becoming good friends with them. Your self then can pay attention toward a playlist manufactured based mostly on an amalgamation of what all your pals are listening in direction of, which is far too thrilling. These fearful with privacy will be relieved to notice your self can stop the general public versus viewing your personal listening routines if yourself thus take.

  17. If you are even now on the fence: get your favourite earphones, thoughts down to a Great Get and request toward plug them into a Zune then an iPod and look at which one particular seems far better to oneself, and which interface can make oneself smile much more. Then you can expect to realize which is specifically for your self.

  18. I simply want to mention I’m very new to blogging and site-building and absolutely savored you’re web site. More than likely I’m planning to bookmark your website . You really come with remarkable well written articles. Kudos for revealing your website.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.