GUUGUULE IYO MAANTA

0
978

Horta xukuumadii Siilaanyo ee inagu odhan jirtay sidii  oo ay dadku carruur yihiin Sucuudigu wuu aqbalay Baasaaboorkeena oo Xajka ayaynu ku tagaynaa mar haddii aynu la safanay taloow yaa maanta dadka soo hor joojiya. Fashil siyaasadeed ayay qoladaas xilka wareejisay meesha kala tagtay, laakiin faashilkaas oo dhami wuxuu caqabad miidhan ku sii noqday Mujaahidka madaxweynaha ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here