GUUGUULE IYO MAANTA

44
2882

Waxaan idin weydiiyay mujaahidku waa kan magacaabay mid ka mid ah wiilashii uu Siilaanyo soddoga u ahaa waxaana loo magacaabay hay’adda dhawrista tayada, horena wiilkii kale ee Baashe waxa isna la yidhi kaydka haamaha wuxuu dhex dhigtay laab lagu hubinayo tayada shidaalka dalka imanaya.  Dee marka uu midna tayadii inoo hayo, midna shidaalkii dalka soo galayay uu u samaystay mishiin yar oo tayadiisa hubiya, anigu waxbaan arkayaaye bal idinkuna miyaad wax ila aragtaan mise anaa iska bacoobay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here