GUUGUULE IYO MAANTA

53
3964

Dayntan la leeyahay madaxweynaha la doortay ayaa lagu wareejinayaa taloow ma run baa. Wixii dayn qaranku leeyahay ahi waa dayn qaran oo cidna dood kama keeni karto, laakiin wixii huuhaa iyo baabuur dad gaar ah lagu laaluushay waa inaan la qaadan, waayo waaba distoor jabin baabuur uu inan yar oo wasiir ahi kurey kale siiyay in laga dhigo dayn qaran.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here