GUUGUULE IYO MAANTA

28
2936


Waxaan bogaadinayaa shacabka Somaliland, waxaanan leeyahay maanta waxaynu jeexnay dariiq cusub, tartankii iyo doorashadiina way dhammaatay, waxaanu dalku yeeshay madaxweyne la doortay. Dhammaanteen waxa ina mideeya qarankeena ee aynu ka fogaano kala qaybsanaanta oo aynu ka shaqayno isku duubni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here