GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Nov 09 2017 // Warar

Nimankii reer Awdal maxaa dhex galay waa maxay wasiirkan labaad ee isna la yidhi wuu is casilayaa. Waxaaba laakiin wax walba ka yaab badan madaxweynaheenan kii is casilaba soo buuxinaya halkiisii iyadoo ay maalmo u hadheen.

 

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!