GUUGUULE IYO MAANTA

0
1034

Horta waxyaabo badan bil ka dib way inaga dhammaanayaan oo waynu ka nasanaynaa. Loolanka xisbiyada waa laga nasanayaa. Taageerayaasha xisbiyaduna waxay isku wada raacsanyihiin ninkii nasiibku siiyo hala doortee, in dalku ka baxayo xaaladda uu ku jiro oo uu yeelanayo madaxweyne.