GUUGUULE IYO MAANTA

0
1194

Shacabka waxaan odhan lahaa dhegaha ka furaysta hadalada Buurmadoow iyo inta la aragtida ahi ay hawada marinayaan, waayo waa hadalo aan marna wanaag iyo isu soo dhawayn umadeed ka turjumayn. Waar hooy fitnadu way hurudaa ee ha toosinina, wakhtigana waa xilligii wanaaga laga shaqayn lahaa.