GUUGUULE IYO MAANTA

0
1002

Waxaan idin weydiiyay Xaajigii waa kan golihii wasiirada isugu yeedhayee, taloow wadankii ma xaalad deg deg ah ayaa la geliyay doorashada ka horba. Waar hooy dalka madaxweynihii la doortaaba ha idinku soo gaadhee, maalmaha hadhay hoggaanka hagaag u haya nimankoow.