GUUGUULE IYO MAANTA

0
700

Waxaan idin weydiiyay Xaaji Axmed iyo Aw Saylici horta taloow labadooda keebaa cadaaladda u dhow. Xaaji Axmed xukuumadiisa ka eegga cadaaladeeda, Saylicna waxaad ka eegtaan maalmahan uu talada sii haysto weftiga uu Djibouti u diray.