Meher Wacan: Eng. Guuleed Xassan Cabdi Iyo Muuna Axmed Xusseen

Published on Jan 20 2017 // Hambalyo
Meher Wacan: Eng. Guuleed Xassan Cabdi Iyo Muuna Axmed Xusseen
Hormoodkii hore ee  Kulliyadda Injineerinka Jaamacadda Hargeysa Eng Xassan Jaamac Diiriye, Eng Maxamuud Maxamed  Ciise, Hormoodka wakhtigan ee Jaamacadda Hargeysa  Eng. Axmed Shirwac Lodon iyo ardayda kala ah Eng.Yuusuf Muuse Cabdilaahi, Eng. Cabdinasir Haaruun Cabdixaafid,  Eng....

Meher Wacan: Prof: Cabdishakuur Sheekh Maxamed Xuseen Iyo Asma Maxamuud Koosar

Published on Dec 23 2016 // Hambalyo
Meher Wacan: Prof: Cabdishakuur Sheekh Maxamed Xuseen  Iyo Asma Maxamuud Koosar
Cabdikariim Yuusuf Xandule, Axmed Maxamed Xasan Cadceed, Cali Caydiid Cawaale , Qabile Faysal Muuse, Khadar Diiriye Maxamuud, Cabdirisaaq Xasan Maxamed,  Buux Kayd Ismaaciil, Maxamed Siciid Ciise Rabiic,  Mubaarik Cabdi Jaamac,  Cabdilaahi Cumar Maxamud,  Cabdirisaq Jamac Yasiin Qulumbe,...

Meher Wacan: Dr. Maxamed Daahir Xawaadle Iyo Barwaaqo Axmed Haashi

Published on Dec 15 2016 // Hambalyo, Warar
Meher Wacan: Dr. Maxamed Daahir Xawaadle Iyo Barwaaqo Axmed Haashi
Cabdikariim Yuusuf Xandule, Axmed Maxamed Xasan Cadceed, Cali Caydiid Cawaale, Qabile Faysal Muuse, Khadar Diiriye Maxamuud, Cabdirisaaq Xasan Maxamed,  Buux Kayd Ismaaciil, Maxamed Siciid Ciise Rabiic,  Prof. Cabdishakuur Maxamed Xuseen,  Khalid Ibraahim Cismaan,  Ibraahim Aadan...

Hambalyo Meher

Published on Jul 13 2016 // Hambalyo
Reer Daahir Xaliye oo kala ah : Aabo Daahir Xaliye , Hooyo Amaal Mahamed Farax , Xuseen Daahir Xaliye , Liban Daahir Xaliye , Hassan Daahir Xaliye , Zahra Daahir Xaliye , , , Abubakar Daahir Xaliye iyo Yacquub Daahir Xaliye , Waxaa ay tahniyad maher ah hawada u marinayaan Mawliid Maxamed iyo Hibaaq Daud...

Meher Wacan: Waa Mahad Alliyo Maalin Lagu Farxoo Mudaniyo Marwaa Meherkoodi Dhacay

Published on Jun 02 2016 // Hambalyo
Meher Wacan: Waa Mahad Alliyo Maalin Lagu Farxoo Mudaniyo Marwaa Meherkoodi Dhacay
Masuuliyiinta Kuliyadda Engineering ka ee jaamacadda hargeysa, Macalimiinta iyo dhamaan ardayda kuliyadda Eningeering ka, siiba ardayda qaybta Civil Engineering ka waxay hambalyo meher u dirayaan Maxamed Cabdiraxmaan Cabdilaahi Iyo Nimco Baashe Muuse Oo 02 June 2016, meherkoodu  ka dhacay Hotel...

Hamblayo Meher Wacan: Wasiir Aadan Xasan Aadan iyo Dr Muha Farah Jire">Hamblayo Meher Wacan: Wasiir Aadan Xasan Aadan iyo Dr Muha Farah Jire

Published on Feb 12 2014 // Hambalyo, Maqaalo
Hamblayo Meher Wacan: Wasiir Aadan Xasan Aadan iyo Dr Muha Farah Jire"><font color=Hamblayo Meher Wacan: Wasiir Aadan Xasan Aadan iyo Dr Muha Farah Jire" class="postimage2" />
Guud ahaan maamulka shaqaalaha iyo hawl-wadeenada bahda wargeyska Geeska Afrika, The Hornewspaper, gaar ahaan Gudoomiyaha geeska, Tafatiraha guud iyo dhamaan shaqaaluhu waxay halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaan Wasiir Aadan Xasan Aadan, Wasiirka diinta iyo aw-qaafta Djibouti iyo Dr Muha Daahir...

Siyaasiyiinta Somaliland. Prof Yuusuf Goodir Maxamed

Published on Jan 23 2014 // Hambalyo
Siyaasiyiinta Somaliland. Prof Yuusuf Goodir Maxamed
Qaybtii Saddexaad Sidii aynu ku balansanayn waxaynu halkan ku faaqidaynaa mucaaradka. Marka la eego hanaanka siyaasadeed ee Somaliland mucaaradku waa xisbiyadda mucaaradka, siyaasiyiin madax banaan, iyo qayb saxaafadda ka mid ah. Guud ahaanse in mucaarad la noqdaa waxay ku qurux badan tahay in ujeedo...

Hambalyo Aroos:- Cabdinaasir Siciid Sulub Iyo Nafiisa Maxamed Cabdicasiis

Published on Mar 02 2013 // Hambalyo
Hambalyo Aroos:-  Cabdinaasir Siciid Sulub  Iyo Nafiisa Maxamed Cabdicasiis
  Cabdisalaam Ibrahim Hereri iyo xaaskiisa Muuna Jaamac Yuusuf iyo carruurtooda oo kala ah Maxamed Cabdisalaam, Amal Cabdisalaam iyo Amaani Cabdisalaam, waxa ay hambalyo iyo bogaadin udirayaan   Cabdinaasir Siciid Sulub Iyo Nafiisa Maxamed Cabdicasiis Oo uu dhawaan 24 Febarwari, arooskoodu...

Shakhsiyadda Sannadka Ee Wargeyska Geeska Afrika

Published on Feb 23 2013 // Hambalyo
Shakhsiyadda Sannadka Ee  Wargeyska Geeska Afrika
  Wargeyska Geeska Afrika waxa uu akhristayaashiisa fursad u siinayaa in ay aragtidooda ka soo dhiibtaan shakhsiyadda sannadkan uu wargeysku xulay. Qoraalku waa in aanu ka badnaan 460 erey, soona gaadhaa wargeyska ugu dambayn Axadda, 24ka Feebarweri 2013ka inta ka horreysa 8 pm.  

Alf Mabruuk: Meherka Xamse Axmed Maxamuud (Khaatumo) iyo Istiqlaal Maxamuud Salaan Jirde

Published on Jul 31 2012 // Hambalyo
Alf Mabruuk: Meherka Xamse Axmed Maxamuud (Khaatumo) iyo Istiqlaal Maxamuud Salaan Jirde
Aabo Xuseen Jaamac Guuleed, Hooyo Canab Axmed Coomey, Maxamed Xuseen Jaamac iyo xaaskiisa Fatima Xasan Rashid iyo inankooda Xuseen Maxamed Xuseen, Siyaad Xuseen Jaamac iyo xaaskiisa Saynab Maxamed iyo inantooda Amiira Siyaad Xuseen, Hoodo Xuseen Jaamac, Ayaan Xuseen Jaamac. Dhammaantood waxa ay hambalyo...

MEHER WACAN

Published on Jul 03 2011 // Hambalyo
  Dr. Liiban Xasan Cadilahi iyo Xaaskiisa, Eng. Cabdiraxman Cisman Adan (Qotali), Siyaad Xuseen Jamac xaaskiisa iyo caruurtiisa, Mustafe Cabdi Cilmi (Qalbi), Nuuradiin Axmed Iiman, Xasan Xuseen Nuur (Ina Ilkacase), Drs. Faisa Cali Xasan, Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Sahra Cilmi Cali, Cabdiraxman...