Weriye Soofadhiiste oo Dib Xorriyadiisa U Helay

0
640

Picture1Hargeysa(Geeska)-Weriye Maxamed Cabdillaahi soofadhiiste ayaa shalay xorriyadiisii dib u helay ka dib laba maalmood oo uu ku xidhnaa saldhiga dhexe ee Berbera.

Weriyahan iyo saxafiyiin kale oo la raadinayo ayaa lagu haysta warar ay ka baahiyeen qaylo iyo foodhi lagula kacay wasiir-xigeenada xanaanada xoolaha iyo wershadaha oo salaadii Ciidda ay dadweynaha reer Berbera ku oriyeen ka  dib markii ay is yidhaahdeen dadweynaha khudbad u jeediya.

Weriye Soofadhiiste ayaa waxa xadhigiisa cambaareeyay ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA iyo hay’ado kale oo warbaahineed kuwaas oo xukuumadda ugu baaqay inay xorriyadiisa u soo celiso

Weriye Maxamed Cabdillaahi soofadhiiste ayaa shalay xorriyadiisii dib u helay ka dib laba maalmood oo uu ku xidhnaa saldhiga dhexe ee Berbera.