Hargeysa (Geeska) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Shalay ku biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI.

Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo xaflad soo dhaweyn ah loo sameeyay, ayaa waxa Xisbiga WADDANI ku biiray isaga iyo xubno ka mid taageerayaashiisa ay isku deegaanka yihiin.

Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo hadlay, ayaa sheegay inuu ka qayb-qaadanayo dhismaha Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan-Cirro isla-markaana uu dalka u yimid gurmad lagu bedbaadinayo “Xisbiga Waddani cod ayaanu ku soo kordhinaynaa.” Ayuu yidhi Dr. Maxamerd Cabdilaahi Cumar

Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa muddo