Wasiirka Maaliyadda Djibouti Oo Mushaharkiisa Sannadkan Ugu Deeqay La Dagaallanka Covid_19

0
811

Hargeysa(Geeska)-Wasiirka maaliyadda Djibouti Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa mushaharkiisa sannadkan ugu deeqay la dagaalanka cudurka Covid_19 ee dunida ku habsaday.

Wasiir Ilyaas, ayaa sheegay inuu mushaharkiisa sannad buuxa ugu deeqay hawlgalada ka dhanka ah cudurkaas ee ka socda Djibouti. Talaabadan ayaa waxa si weyn u soo dhaweeyay shacabka Djibouti iyo wasaaradda caafimaadka ee dalkaas oo sameeyay qorsheyaal tiro badan oo lagaga hortagayo xanuunkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here