Somaliland: Magacyada Lix Qof Oo Maanta Dil Qisaas Ah Lagu Fuliyey

0
739

Mandheera (Geeska) – Ciidammada Ammaanka Somaliland oo fulinaya amar ka soo baxay Maxkamadda Sare ee JSL Iyo Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa dil qisaas ah Maanta ku fuliyey Lix Qof oo lagu eedeeyay inay hore dilal u geysteen.

Qoraal uu ku saxeexan yahay Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan ayaa lagu caddeeyay in saaka La fuliyey dilka qisaasta ah.

Qoraalka ka soo baxay Xeer-ilaaliyaha guud oo soo gaadhay Geeska.net halkan hoose ka akhriso.

 

Geeska.net/Hargeisa Office