Shirkada SBI Waa Mashruuca Ugu Weyn Ee Somaliland Ka Hirgalay?W/Q Cabdillaahi-cadmaawi

0
944

Shirkadda OGF Waa shirkad uu aas-aasay Alle haw naxariiste  Cismaan Geele Faarax waxaana ka dhashay SBI waana hanti aan khamaar lagu helin waana tacab ay qoys  sameeyeen

cadwe

SBI waa mashruuca ugu weyn Somaliland waxaa ku baxay lacag dhan (22 Milyan Dollar) waxay abuureen shaqo ay ka shaqeeyaan dad Somaliland ah. SBI waxay ku bixisay biyo galinta Burco 800,000 US Dollar. oo sadaqo ah . Hadaba waxaa ka xun dad buka oo qabyaalad reer daashatay ilaa xiligii ay jireen oo aan la jaan qaadi karin wakhtigan cusub ee casriga ah.

sadaqada iyo sakadu waa wax adoonka iyo ka dhexeeya Ilaahay. waana cibaado

Somalilandlive media waxay ku mashquushay hanti qoys leeyahay.

Qore Cabdilaahi Ibraahim Cilmi (Cadmaawi), Hargeysa