Magacyada Hoggaanka Cusub Ee SOLJA Loo Doortay

0
646

Picture2Hargeysa(Geeska)-Shirweynihii Shannaad ee Uurka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa khamiistii iska Dhexdoortay hogaan Cusub, waxanay Guddoomiye cusub u doorteen Maxamuud Cabdi Jamaac (Xuuto), Guddoomiye Ku-xigeena Waxay u Doorteen Keyse Axmed Digaale,   Xog-hayaha Guud Waxa loo doortay Xusseen Kurdi. Waxa kale oo Shirkaasi lagu doortay 15 Xubnood oo ah Guddida Fulinta ee ururka SOLJA kuwaasi oo laga sii dhexdoortay Guddoomiyaha iyo Ku-xigenkiisa iyo Xog-hayaha.
Guddoomiyaha cusub ee SOLJA Maxmauud cabdi jaamac (Xuuto) ayaa ka hadlay Munasibadaasi waxanu mahad celiyey dhammaan suxufiyiintii kala duwan ee Doortay waxnau balan qaaday in wax baddan uu qabban doono.

Magacyada hoggaanka cusub oo ka kooban 15 xubnood ayaa kala ah:

Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto)

Kayse Axmed Digaale

Xuseen Kurdi

Maxamed Axmed Jaamac (Calooley)

Mawliid Maxamed Shaqale

Ibrahim Cabdiraxmaan Qaasim

Yaxye Sheekh Ismaaciil

Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase)

Maxamed Cabdi Boosh

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarago)

Saleban Ibrahim Xaashi

Haashim Sheekh Cumar Good

Xayaad Maxamed Cabdillaahi

Saynab Maxamed Cabdi

Mukhtaar Cabdiraxmaan Cismaan