Madaxweynaha Oo La Kulmay Wefti Ka Socday Wadamada Denmark, Norway Iyo Holland

0
606

Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka kooban Saddex Wadan oo kala ah Norway, Denmark iyo Netherland.

1

 Madaxweynaha oo ay kulankaas ku wehelinayeen wasiirada, Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire, Qorshaynta Qaranka Mudane, Cali Salaan Jirde (Cali Shoonbe), Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, Duulista iyo Hawada

Cismaan CabdilaahiSaxardiid (Cadaani)  iyo Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade.

 Markii Shirku dhamaadayna waxa saxaafada la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, waxaanay ka warameen waxyaabihii ay Madaxweynaha iyo xubnahan reer Yurub ka wada hadleen.

Xubnaha weftiga ayaa kala ahaa,

1.     Mr. Phil Evans, oo ah madaxda hay’adda DFID ee Somaliland iyo Somaliya,

2.     Ms Pauline Sheenan, oo ah madaxda dhaqaalaha iyo horumarka iyo 3.     Mr. Angus Miller,