Hablo Hambalyo U Diraya Shirka Afgarad 3

0
510

Wasiir ku xigeenka shaqada iyo arrimaha bulshada Shukri Xariir Ismaaciil, Nuura Xuseen Dhalaax, Sabaax Xuseen Dhalaax, Khadra Xuseen Dhalaax, Yaasmiin Cabdi Dhalaax, Aamina Xaaji Cabdillaahi, dhammaan hablahan oo ka soo jeeda Beesha Arab waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan shirka Arab ee Afgarad 3 ee ka socda magaalada Baligubadle ee xarunta gobalka Hawd.