GUUGUULE IYO MAANTA

0
488

22Sannadkii 2010 ayaan idinku idhi aakhirka waxaad arki doontaan Xaaji Axmed oo noqday Rayaale oon biyo is marin, waxaana ugu horaysay dekedii laga soo wareejiyay wasaaradii kalluunka ee madaxtooyada la hoos keenay, waxaana u dambayn doonta muddo kordhin labaad oo noqon doonta dhaxalka uu Xaaji Axmed inooga tagay.