GUUGUULE IYO MAANTA

0
622

22Waxaan idin weydiiyay maxaad war ka haysaan wada hadaladii Addis ka socday ee Somaliland iyo Khaatumo.? Waxaan intaas raacinayaa, wasaaradeenii khaarajigu maxay la muraara dilaacday hadduu Waddani ka faa’iidaystay intay wax kale ku mashquulsanayd.