GUUGUULE IYO MAANTA

0
460

22Horta intaynaan Sucuudiga eedayn, Maxjaradan malaayiinta Dollar lagu liqaa maxay inoo qabtaan ilayn waa tan xanuun xoolaheenii loo joojiyee. Sicir bararkii ayaaba inoogu daran oo hadda cirka isku sii shareeraya. Umaddan Alle ayaa u maqan.